Jilaa Caan ah oo guursaday Gabar asalkeedu Soomaali yahay !! (Daawo Sawirro)

Jilaaga caanka ah ee Idris Elba ayaa la aqal galay gabar asalkeedu Soomaali yahay oo lagu magacaabo Sabrina Dhowre , waxaana xaflada arooska lamaanahan uu ka dhacay Hotel weyn oo kuyaala dalka Maroko. Arooska lamaanahan oo is mahersaday sanadkii hore ayaa ka dhacay hotelka caanka ah Mandarian ee kuyaala dalka Maroko, waxaana munaasabada arooska kasoo qeyb qoysaska iyo … Continue reading Jilaa Caan ah oo guursaday Gabar asalkeedu Soomaali yahay !! (Daawo Sawirro)